BAYDHABO–WSR– Goor aanu layeelanay Cabdulahi cali watiin waa Gudoomiyaha Degmada .Qalab Ay Dhiiben Xaafadaha ay kakoobantay degmada baydhabo oo lago taakoleeynaayay Ciidamada ladagaalamaya al-shabaab oo ay maanta soo gaarsiiyayn degmada…
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Muraaya oo Ah Hooyada Gobalka Baay Ah Ayaa Waxay Ku Baraa ruujisay Ciidanka Maamulka konfur Galbeed Soomaaliya .
BAYDHABO–WSR–Muraaya oo Ah Hooyada Gobalka Baay Ah Ayaa Waxay Ku Baraa ruujisay Ciidanka Maamulka konfur Galbeed Soomaaliya. Iyo waxaa kelo ka hadalay gudoomiyaha Gobalka baay dhalayerada reer konfur galbeed soomaaliya…
Dhageyso:-Godoomiya Kuxigeen Arimaha Bulshda ee Gobalka Hiiraan Sheekh xuseen oo an ka waresanay Dadka Ku Soo Barakacayo Degmada Baledweeyne ee gobalka hiiraan ..
BELADWEYNE–WSR–Godoomiya Kuxigeen Arimaha Bulshda ee Gobalka Hiiraan Sheekh xuseen oo an ka waresanay Dadka Ku Soo Barakacayo Degmada Baledweeyne ee gobalka hiiraan. wareeysigan sidaan ayuu u dhacay. Dhageyso:-Godoomiya Kuxigeen Arimaha…
Dhageyso:-Wareysi Gadoomiyaha Degaanka Goofgaduud Shaweelow Axmed Aadan Maxamed Gobalka Baay..
Goofgaduud–WSR–Wareysi Gadoomiyaha Degaanka Goofgaduud Shaweelow Axmed Aadan Maxamed asigoo oo Ka war bixiinayey degaanadaasi goofgaduud shebeelow iyo misir ilaa diinsoor codka hoos ka dhageyso Wareysi Gadoomiyaha Degaanka Goofgaduud Shaweelow…
Goodax “Tanaasul haduu imaanayo Madaxweynaha ayaa tanaasul sameynaya, waa in dalka duruuftiisa uu fiiriyo”
Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ahna Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre ayaa sheegay in mooshinka Madaxweynaha laga keenay xalkiisa uu noqon doono Baarlamaanka, isagoo xusay…
Dhageyso:-Daawo:Hay’adda TIS oo Qalab Xafiiseed ku Wareejisay Maamulka Bay iyo Midka Baydhabo..
Baydhabo(WSR) — Hay’adda lTIS/DAI oo Xafiiskeeda Baydhabo ayaa waxay Qalab Xafiiseed ku Wareejiyeen Ururka Dhallinyarada Gobalka Bay iyo qayb ka mid ah xafiiska Maamulka Gobalka Bay. Xafladda Wareejinta Qalab Xafiiseedkan…
