BAYDHABO–(WSR)–Ugaaska Guud oo Ugaasida Ka Mid Ah Konfur Galbeed Soomaaliya Malaaq kaskay-Malaq Cabdijiis waxaa lago doortay magaalada muqdisho manta ayaaa loo sameeyay xaflad soo dhaween ah. hoos ka dhageyso…
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Wareysi Xaasaasi Ah Maamulka Bakool iyo Saraakiisha Itoobiya shir jaraaid Ay Ku Qabtey …
Xuddur-(WSR)–Maamulka Gobolka Bakool iyo Saraakiisha Ciidamada Itoobiyaha ayaa kulan ku yeeshay Magaalada Xuddur ee xarunta Gobolka Bakool. Guddoomiyaha Xuddur Max’ed Macallin Axmed oo Wareysi uu siiyay Warbaahinta ayaa sheegay in…
Muqdisho-WSR–Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka dalka Kenya ayaa maanta soo gaaray Muqdisho, iyagoo kulan wadahadal ahna la qaatay Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaan Ilyaas Barre Shiil oo ka tirsan wafdiga…
Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
BAYDHABO–(WSR)–Halkaan ka dhageyso warka Warsan Radio iyo warbaahinta KG soomaaliya warka caawa waxaa akh rinayey bishaar xasan maxamed bashka. Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>…
Dhageyso:- Wareesi aan La,yeelaney Af Hayeenka Dowlad Goboleed KGS Mudane Abdikadir nadara.
BAYDHABO–(WSR)–Waxaa goordhow wareesi dhinacyo badan taabanaayo la sheeshatey raadio warsan iyo warbaahinta koonfur galbeed soomaaliya waxaa wareestey waryaheyna ku sugan magaalda baydhabo janaay wariye ALi ilyees. Asigoo af hayeenka sheegey…
Dhageyso:-Wareysi ku saaabsan xaalada ka doorashada Xildhibaanada Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya..
Waxaa goor dhow wareysi ku saabsan xaalada doorashada xildhibaanada maamul goboleedka koonfur galbeed soomaaliya ayaa radio warsan iyo warbaahinta koonfur galbeed soomaaliya la yeelatey malaaq modiyow ayaaa sheegey malaaqa in…
