Waxaa Sii Kordhaya Dhibaatooyinka Iyo Barkaca Ay Ku Jiraan Dadka Kasoo Jedaa Degaanada Qaar Ee Katirsan Koonfur Galeed Iyadoo ay Ka Bakacayaan Halkii Ay Ku Nolayeen Dadka qaar Ayaa Abaarta…
WARARKA MAANTA
Daawo Video:- ARDAYDA JAAMACADA B.I.U OO DEEQ DAAWO GAARSIIYAY CUSIBITAALKA GUUD BAYDHABO 06 01 2017
BAYDHABO={WARSANRADIO:-Markii dhowan cudurka shuban biyoodka uu ka dilaacay xaafadaha magaalada baydhabo,isbitaalka baydhabana ay buux dhaafiyey dadka xanuunkaas uu soo ridanayo ayaa waxaa shirkada isgaarsiinta hormuud deeq dawo ah oo loogu…
DHAGEYSO: XILDHIBAAN C/FATAAX GEESEY OO KA DALBADAY XILDHIBAANADA CUSUB IN AYSAN DAYACIN AMNIGOODA
Xildhibaan Cabdifitaax Ibraahin Geeseey oo ka mid ah Mudaneyaasha Baarlamaanka Soomaaliya, ahna musharax u taagan xilka Guddoonka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliyeed ayaa uga digay Xildhibaanada cusub in ay dayacaan amnigooda.…
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta soo gaba gabeeyay Dhageysiga khudbadaha Musharaxiinta u taagan Qabashada xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka, Gudoomiye ku xigeenka kowaad iyo sidoo kale Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka…
DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINRA KGS,BAYDHABO
Barnaamijka Kulanka Warsan Ee Warsan Radio iyo warbaahinra koonfur galbeed soomaaliya Baydhabo Janaay Barnaamijka Kulanka Warsan Caawa Waxaa Soo Saarey Wariye Siidcali Muuse Maxamed (Ateera) Waxaa Soo Jeedin Donaan Wariye…










