Madaxweynaha J.F.S Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa mar kale madaxtooyada Soomaaliya kula kulmay madaxweynihii hore ee dalka mudane Xasa Sheekh Maxamuud oo ay ka wad hadleen xaaladda uu dalka marayo…
Category
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa si rasmi ah ugu wareegay madaxtooyada Villa Soomaaliya. Madaxweynihii hore, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kusoo dhaweeyay madaxtooyada, halkaasi oo uu Farmaajo…
video:SHARIIF XASSAN OO XILKA KA QAADEY WASIIRKA DIINTA IYO AWQAAFKA KGS OO HOREY ISU CASILEY
written by Warsan Radio
Shir Maanta ay isugu yimaadeen Gollaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo shir Gudoominayey Shariif Xasan Sheekh Aaden ayaa Xilka Looga qaadey Wasiirka Diinta iyo Awqaafka Koonfur Galbeed Axmed…










