Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa caawa casho sharaf u sameeyay Musharaxiintii u tartameysay xilka Madaxweynaha, kuwaasoo intooda cododka helay ku taageeray inuu ku guuleysto xilka Madaxweynaha. https://www.youtube.com/watch?v=2_iwFWGAs2k…
Category
WARARKA MAANTA
Dhageyso ATHIINY MO’OSHIITHY QEYBTII 9AAD OO KI TIRSANGH QEYBTII 4AAD MAREGHDII TARASH
written by Warsan Radio
Waly ka jary meelaas. “ATHIINY MO’OSHIITHY”. Ulmaathy luuqathoo walku baraty iyo asalky deeghaanathy ly deganyi dadkii inky horeeyi oo deghaayi joqoraafi ahaangh marky yoo fathaayaangh iny ogaathaangh wali rahaayaany beledkaas…
Dhageyso:-Cabdulahi Mahamuud Cusmaan Daanyoro loo Yaqaano Farmaajo Iigeeya ayaa wareysi uu siiyey Radio warsan Baydhabo
written by Warsan Radio
Cabdulahi Mahamuud Cusmaan Daanyoro loo Yaqaano Farmaajo Iigeeya ayaa wareysi uu siiyey Radio warsan Baydhabo waxaa uu kawarmeyaa waxyaabaha aybka wada hadleeen Dhageyso:-Cabdulahi Mahamuud Cusmaan Daanyoro loo Yaqaano Farmaajo Iigeeya…
DAAWO VIDEO Wariyaasha kgs oo dood adag ka yeeshay sidii loo hormarin lahaa saxaafada kgs
written by Warsan Radio
WADANINEWS24.COM Wariyaasha kgs oo dood adag ka yeeshay sidii loo hormarin lahaa saxaafada KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA https://www.youtube.com/watch?v=wFsx4zfT2bo DAAWO VIDEO Wariyaasha kgs oo dood adag ka yeeshay sidii loo hormarin lahaa…









