Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo, kadib markii uu ka soo degay garoonka diyaaradaha magaalada. Hoggaamiyaha ayaa lagu wadaa inuu Baydhabo ka sii wato howlo shaqo…
WARARKA MAANTA
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Baydhabo, kaddib safar shaqo oo uu ugu maqnaa magaalada Muqdisho. Hoggaamiyaha iyo…
DEGMADA BAYDHABO OO KA QAYBGASHEY AQOON-IS-WEYDAARSI KU SAABSAN DIB-U-EEGISTA ISTARAATIIJIYADDA QARAN EE XASILINTA
Maamulka Degmada Baydhabo ayaa qayb ka ahaa qaban-qaabada Aqoon-is-weydaarsiga iyo Wadatashiga Dowladda Koonfur Galbeed ee ku saabsan dib-u-eegista Istaraatiijiyadda Qaran ee Xasilinta, kaas oo lagu qabtay magaalada Baydhabo. Guddoomiyaha Amniga…
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Mudane Bihi Iimaan Cige, ayaa kulan is-xogwaraysi ah la yeeshay Wakiilka Hay’adda Horumarinta Qaramada Midoobay (UNDP) ee Soomaaliya, Mudane Christophoros Politis. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta guddoomiyey Kulanka 5-aad ee Kalfadhiga 8-aad ee Golaha Shacabka, kaas oo looga hadlay ajendayaal muhiim ah oo la xiriira ilaalinta xuquuqda…
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Maxamed Osmaan Jiidow, ayaa si rasmi ah u daahfuray imtixaanka macallimiinta Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, kaas oo…
DAAWO: XILDHIBAAN SAALAX SHARIIF OO BAQ NABadeed U DIRAY DHINACYADA KU DAGAALLAMAYA KOONFUR GALBEED.
Xildhibaan Saalax Shariif Sayid Cali (Siidekey) ayaa baaq nabadeed u diray dhinacyada ay colaadda iyo iska horimaadyadu ka dhex jiraan deegaannada Koonfur Galbeed Soomaaliya. Xildhibaanka ayaa ugu baaqay dhinacyada isku…
Wasiirka Gaashaandhigga oo Adkeeyey Doorka Warbaahinta ee La-dagaallanka Argagixisada.
Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa khudbad ka jeediyey munaasabadda daahfurka Hindisaha Istaraatiijiga ah ee “Wariyayaasha Nabadda”, kaas oo uu fulinayo Isbahaysiga Dalalka Islaamka ee Ciidamada…










