Markab shidaal oo Mareykanku cunaqabateeyay ayaa kamid noqday maraakiibta ay afduubteen kooxaha burcad badeedda Soomaalida xilli ay soo kordhayaan weerarrada burcad-badeednimada ee Soomaaliya iyo gacanka Cadmeed. Markabka Seamull, oo sidoo…
WARARKA MAANTA
UNHAS oo gargaar bani’aadannimo gaarsiinaya bulshada ku nool deegaanada ay adag tahay in la gaaro.
Hay’adda Adeegga Duulimaadyada Bani’aadannimada ee Qaramada Midoobay UNHAS ayaa sii wadda dadaallada lagu gaarsiinayo gargaar naf-badbaadin ah bulshada Soomaaliyeed ee ku nool deegaanada ay adag tahay in dhulka lagu gaaro.…
Daawo wareegto Kasoo baxday xafiiska madaxtooyada DGKS oo lagu magacaabay afhayeenka cusub madaxtooyada.
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa magacaabay Mudane Maxamed Sheekh Cabdullaahi (Xaayow) inuu noqdo Afhayeenka Dowladda Koonfur Galbeed. Magacaabistan ayaa qayb ka ah isbeddellada…
Wasiirka Arrimaha Qoyska oo Baarlamaanka horgeysay Hindise-sharciyeedyada Qoyska iyo Xuquuqda Carruurta.
Wasiirka Arrimaha Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha, Danjire Khadiija Maxamed Diriye, ayaa Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya horgeysay Hindise-sharciyeedka Arrimaha Qoyska iyo Hindise-sharciyeedka Xuquuqda Carruurta. Labadan hindise-sharciyeed ayaa diiradda…
Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Cumar Cali Cabdi, iyo Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto…
Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo magacaabay La-taliye Sare oo qaabilsan dib-u-dhiska.
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Mudane Eng. Salah Shekh Osman u magacaabay La-taliyaha Sare ee Arrimaha Dib-u-dhiska Xafiiska Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed. Magacaabistan…
Bangiga Adduunka iyo Bangiga Horumarinta Afrika oo ka digay hoos-u-dhac ku yimid dhaqaalaha Soomaaliya.
Dhaqaalaha Soomaaliya ayaa wajahaya cadaadis isa soo taraya, iyadoo warbixinno cusub oo ay soo saareen Bangiga Adduunka iyo Bangiga Horumarinta Afrika (AfDB) ay muujinayaan hoos-u-dhac ku yimid kobaca dhaqaalaha, wax-iibsiga…










