Waxaa wali ka socda Magaalada Muqdisho shirka Golaha Amniga Qaranka ee looga hadlaayo dhismaha Ciidamada Soomaaliya. Shirkaan oo shalay xarunta Madaxtooyadda dib uga bilaabmay ayaa waxaa Shir Gudoominayay Madaxweynaha Soomaaliya…
Category
WARARKA MAANTA
Gollaha wasiirrada xukuumadda Soomaaliya ayaa fadhigoodii maanta ee magaalada Kismaayo ku meelmariyay wax ka badal lagu sameeyo xeerka saxaafadda oo horay xildhibaannadu u ansixiyeen. Wasiirka wasaarrada warfaafinta Soomaaliya C/raxmaan Maxamed…
Akhriso:-Guddiga Arrimaha Dibadda Baarlamaanka oo walaac ka muujiyay mowqifkii dowladda ka qaadatay Khilaafka Khaliijka
written by Warsan Radio
{warsanradio} Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha dibadda ee Golaha shacabka C/qaadir Cosoble Cali ayaa Madaxweynaha Soomaaliya u gudbiyay warqad ku saabsan khilaafka dalalka Khaliijka iyo walaac xubno ka tirsan Guddiga ka muujiyeen…









