Munaasibad lugu dhiira galinaayay Dhaqan tartameedka hidah iyo dhaqanka ayaa maanta waxaa lagu qabta xaafadaha magaalada baydhabo baydhabo, xaflada ayaa waxaa ka daylay marwa muraayo, FADLAN HOOS KA DHAGEYSO CODKA…
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Daawo Sawior: Tababar Ku Saabsan Xalinta Khilaafaadka Oo Lagu Soo Gebo-Gabeeyey Baydhabo
Baydhabo(WSR)-Gudoomiyaha degmada Baydhabo ahna duqa magaalada mudane Cabdullaahi Cali Watiin ayaa uga furay magaalada Baydhabo 25.08.2015 tababar ku aadan xalinta qilaafaadka gudoomiyayaasha xaafadaha Baydhabo, ururka haweenka iyo ururka dhalinyarada degmada…
Dhageyso:- Gadoomiyaha Degmada Tiyeeglow Mudane Maxamed Cabdale oo Warbahinta KGS Wareysi Dhinacyo Badan Taabanaayo Siiyey.
Tiyeeglow –WSR–Gudoomiyaha degmada tiyeeglow nudane maxamed cabdalle xassan food oo warbixin dhinac walba taabaneyso ka war bixiyey degmada tiyeeglow ayaa sheegey gadoomiyha in amniga degmada tiyeeglow aad u sareyso oo…
Dhageyso:-Gadoomiyah Degmada Goofgadud Shabeelow Axmed Jadiid oo Wareeysi Siiyey Radio Warsan..
Goofgaduud–WSR–Gadoomiyha degmada Goofgadud shabeelow oo ka tirsan gobolka baay mudane axmed jadiid warbaahinta koonfur galbeed soomaaliya wareysi siiyey ayaa sheegey in guul ay ka kaareeyn alshabaab oo degmada amaankeyda suganyahay.…
Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
BAYDHABO–(WSR)–Halkaan ka dhageyso warka Warsan Radio iyo warbaahinta KG soomaaliya warka caawa waxaa akh rinayey bishaar xasan maxamed bashka. Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>…
