Malaaq Shiine ayaa Faahfaahin Ka bixiyay Habdhismeedka Baarlamaanka Koonfurgalbeed. Malaan shiine oo ka mid ah odoyaasha dhaqanka ee digil iyo mirifle ayaa ka warbixiyay xulitaanka baarlamaanka koonfurgalbeed ee soomaaliya. shiine…
Category
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Af hayeenka madaxweenaha dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya abdikadir nadaara oo maanta ka war bixiyey safarkii…
written by Warsan Radio
Af hayeenka madaxweenaha dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya abdikadir nadaara oo maanta ka war bixiyey safarkii ku tagey gobolka shabeelada hoose gaar ahaan magaalada Marka madaxweenha dowlad goboleedka koonfur galbeed…
Dhageso:-Gadomiyaha Xawal Bar Baar Xasan Xiifaw Ayaa Ka War Bixiye HoWlgalo. ..
written by Warsan Radio
QANSAXADHEERE–(WSR)–Gadomiyaha xawal bar baar Xasan xiifaw ayaa ka warbixiye hoWlgalo ayaa ka samayeen degaanada dhawaan lareegay al-shabaab gudoomiyaha ayaa ku nuuxnuuxsaday inaan deegaanada oo dhan aan ka tirtirno meeshii aan ka…
Dhageyso:-Gadomiyaha Tuulada Yeed ayaa ka Warbixiyey Amniga Tuuladaasi Asigoo sheegay inay Ay Ka Tirtireen ,,
written by Warsan Radio
TUULADA YEED–(WSR)–Gadomiyaha Tuulada Yeed ayaa ka warbixiyey amniga tuuladaasi asigoo sheegay inay ay ka tirtireen al-shabaab teeda kela wuxuu ambaaraye dowlad gobaleedka KMG ee 3Gobal Konfur Glabeed soomaaliya iyo tan…
