WARKII HABEENIMO EE EDACADA RADIO WARSAN IDINKAGA IMAANAAYEY MAGALAGA BAYDHABO..EE MAGALADAWARKANA WAA IDIN SOO JEEDANAAYE BASHIIR BASHKA.. DHAGEYSO:-WARKII HABEENIMO EE EDACADA RADIO WARSAN IDINKAGA IMAANAAYEY MAGALAGA BAYDHABO..EE MAGALADA was last…
WARARKA MAANTA
Dhageyso:- gadoomiyaha gobolka baay mudane Abdirishiid ifc Oo maanta ka hadley shir looga magac darey ..
gadoomiyaha gobolka baay mudane Abdirishiid ifc Oo maanta ka hadley shir looga magac darey isbarashda maamuliyaasha degmooyinka iyo kan gobolka ayaaa gadoomiyaha soo dhaweeyey arintaaan MAANTA OO KA DHACDHEY MAGAALADA…
Dhageyso:-Maaanta oo kormeer ku marey waziirka dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya..
Maaanta oo kormeer ku marey waziirka dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya qaar katirsan degmooyinka hoos tagaan magaalada baydhabo janaay. Kurmeerkaas ayaa waxaa ku wehliyey gadoomiyha magaalada baydhabo janaay iyo wufuud…
Dhageyso:-Sawiro+Maamuliyaasha Xaafadaha Magaalada Baydhabo Janaay oo Xaflad u Qabatey Hay,ada..
Maamuliyaasha xaafadaha magaalada baydhabo janaay oo xaflad u qabatey hay,ada DDjiida iyo hay,ada danwadaag ayaa maanta isguga yeerey maamuliyaasha xaafadaha ee hoos taga magaalada baydhabo janaay ayaa waxaa ka hadley…
Dhageyso:- Wareeysi Dhinacyo Badan Taabanaayo aan Layeelaney Gadoomiyha Gobolka Baay Mudane Abdirishiid Ifc..
wareeysi dhinacyo badan taabanaayo aan layeelaney gadoomiyha gobolka baay mudane Abdirishiid Ifc. gadoomiyha gobolka baay mudane Abdirashiid asigoo ku sugan magaalada baydhabo janaay ayaa waxaa booqosho gaaban ku tagey magaalada…
Dhageyso:-Wafuud oo soo Kaartey Magaalada Baydhabo Janaay Kaas oo Horkcaayey Wafuuda Maanta..
Wafuud oo soo kaartey magaalada baydhabo janaay kaas oo horkcaayey wafuuda maanta magaalada soo kaartey waziirka ku xigeenka ganacsiga muddane maxamed keerow ayaa safarkiisa waxaa ku wehliyey xildhibaan Aweys Abdullahi…
Marko–(WSR)–warasi dheer oo aanu layeelanah Gudoomiyaha Marko xasan cumar macalin asigoo oo ka warbixiinayey degaal beeleed ka dhacay degmada marko gudomiyaha wuxuu sheegay inay ay kala eriyeen melashibeeleedkii ku degalamaayey…
Xilabaano Maanta Soogaarey Magaalada Baydhabo janaay Xilabaanadaan ayaa waxay maanta baydhabo u soogaareen sidii a uga qiib qadanlahaayeen xulista barlamaanka 3Gobal ee maamlak konfur galbeed soomaali. war bixiintaan ayaa waxaa…
Dhageyso:-Wareysi Meela Badan Taamanaayo oo Aanu Layeelanay Sareedo Maxamed Cabdalla..
wareysi xasaasi ah oo aanu ku la yeelanay Magaalada baydhabo janaay xilabaan sareedo maxamed cabdalla waxay noosheegtay inay ay ka qiibqadanayso dhisada xilabaanada yeelandoono maamulaka 3gobal ee konfur galbeed soomaaliya…
