Xog hadda nasoo gaartay:Xaalada deeganadii lagu dagaalamay ee Gobolka Bakool. Maamulka Koonfur galbeeed ayaa markii ugu horeysay si rasmi uga hadlay dagaalkii shalay ka dhacay degaanka Abal ee u dhaxeeyey…
Gawaari Tikniko ah oo ay leeyihiin xarkada Al-Shabaab ayaa Diyaarad nooca loo yaqaano Hilikobtarka waxaa ay ku burburisay inta u dhaxaysa Jameecada Cabdi Gureey iyo Buur-eeylo oo ka tirsan Degmada…
Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa maanta 13 Agoosto 2017 shaqada ka joojiyay Gaadiidka yaryar ee loo yaqaano Bajaaj ee ka dex shaqeeya Magaalada Baydhabo. Maamulka ayaa ku saleeyay arintaan…
{WARSANRADIO} Wararka ka imanaya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in goor dhow ay cod u qaadeen xildhibaanada baarlamanka Hirshabeelle inay kalsoonidii kala laabteen Madaxweyne Cali Cabdulaahi Cosoble. Cod ay u qaadeen…