Madaxda dowlad gobaleedka KG Soomaaliya iyo shacabka Magaalada Baydhabo ayaa maanta u dabaal degayo munaasabadda maalinka dhalinyarada aduunka oo ku beegan 12 Agust oo maanta ah.
Munaasabad oo loogu dabaal degayo maalinka dhalinyarada aduunka ayaa Maanta ka dhacday magaalada baydhabo oo ay ka qayb galeen Mas’uuliyiin katirsan Dowlad Gobaleedka KG Soomaaliya oo ugu horeeyo Gudoomiyahay Dhanyerada magaalda baydhabo , Wasiirka haweenka KG Soomaaliya .
FF=Shukri Ismaaciil Axmed