Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax nuuciisa lagu sheegay Ismiidaamin oo ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, gaar ahaan Maqaaxi ku taalla Agagaarka Dahabshiil oo…
Category
WARARKA MAANTA
{WARSANRADIO} Barnaamijka Kulanka Warsan Ee Warsan Radio iyo warbaahinra koonfur galbeed soomaaliya Baydhabo Janaay Kulanka Warsan Caawa Waxaa Soo Saarey Wariye mukhtaar sheikh aadan (DALMAR) Waxaa Soo Jeedin Dono Wariye…
Daawo Muqaalka Wasiirka Gaashaandhiga DFS Abdirashiid_Abdulahi_ Maanta baydhabo Soogaaray
written by Warsan Radio
Wasiirka Gaashaandhiga DFS Abdirashiid_Abdulahi_Mohamed Maanta Magaalada baydhabo Waxaa Si Farxad iyo Kalgacaynimo Wadaninimo ugusoo Dhaweeyey. Wasiirka Amniga Maamulka Koonfur galbeed soomaaliya Hasan Husein Mohamed. iyo Gudoomiyaha Gobolka Baay Cali Wardheere Dooyow iyo…
VIDEO Wafdi uu hoggaaminaayo Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Cabdirashiid Soogaaly Baydhabo
written by Warsan Radio
Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya cabdirashiid Cabdullahi Maxamed iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa Maanta garay Magaalada baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Garoonka Diyaaradaha Shati Gaduud ee Magaalada…









