Xildhibaan Daahir Cabdi Cabdulaahi (Dr. Go) oo ka hadlay Kalfadhigii
B.F.S sababtii uu u baaqday.
Xildhibaan Daahir Cabdi cabdulaahi oo ka mid ah B.F.S ayaa ayaa ka
hadlay Caawa mar uu wareysi siiyay Idaacadda warsan kol fadhigii
Baarlamaanka ee shalay baaqday sababtii keentay in uu u baaqdo isla
markaana sheegay in uu wado dadaalo gurmad lagu gaarsiinayo dadka ku
nool Degmada Buur Hakaba biyo iyo gargaar kale si wax looga qabto
Xaalada biyo yaraanta ah ee ka taagan Degmada buur Hakaba iyo
Deegaanada ku hareeraysan, taasoo xalay uu ka hadlay Gudoomiyaha
Degmadaas Mr. maxamed Ibraahim Nuur.
Dhageyso:-Xildhibaan Daahir Cabdi Cabdulaahi (Dr. Go) oo ka hadlay Kalfadhigii B.F.S sababtii uu u baaqday.
previous post