Gudoomiyaha Degmada Buur Hakaba oo sheegay in ay biyo la’aan ka jirto
Degmada Buur hakaba iyo Deegaanada hoos yimaada.
Waxaa kaloo gudoomiyaha Degmada Buur hakaba axamed ibraahim Nuur uu ka
hadlay in maamulkiisa uu joogo Mudo laba biloold ah isla markaana ay
ka hirgaliyeen degmada Xafiisyo uu ku shaqeey Maamulkooda.