Wararka naga soo gaaraya deegaanka deegaanka Lafoole gaar ahaan waddada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye ayaa sheegaya in ciidamada AMISOM halkaa ku dad shacab ah oo Ardey u badnaa. Qof goobjooge…
Category
WARARKA MAANTA
Video:-Golaha Wasiirada oo kulankoodii caadiga ahaa uga hadlay qodobo dhowr ah
written by Warsan Radio
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayey Ku-Simaha Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Mahdi Mohamed Guled (Khadar). Arrimaha diirada lagu saaray shirkan waxaa…
{WARSANRADIO} Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Maxamed Aadan C/lahi (socdaal) Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye socdaal Dhageeysi wanaagsan DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN was last modified: October 26th, 2017…
Daawo Muqaalka Waxaa maanta Aas qaran Loogu sameeyay Magaalada Baydhabo Wasiirka Arimaha Gudaha Maamul Goboleedka KGS Madoobe Nuunoow Maxamed.
written by Warsan Radio
Waxaa maanta Aas qaran Loogu sameeyay Magaalada Baydhabo Wasiirka Arimaha Gudaha Maamul Goboleedka Koofur Galblbeed Soomaaliya Madoobe Nuunoow Maxamed. HOOS KA DAAWO MUQAALKA Daawo Muqaalka Waxaa maanta Aas qaran Loogu…










