{WARSANRADIO}Saldhiga Booliska degmada Baardheere oo ka mid ahaa Goobaha danta guud ee ay ku bur bureen Dagaaladii sokeeye ayaa 27 sanno ka dib waxaa dhowaan lagu bilaabay howl balaaran oo…
WARARKA MAANTA
Dhageyso+sawiro:- Dufcadii u horeysay oo lagu tababaray Saldhigga Milateriga Turkiga lasoxiray
{WARSANRADIO}Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa tababar u soo xiray dufcaddii ugu horreysay ee ka qalin jabiya Kulliyadda Tababarka Ciidamada Turkiga ee Soomaaliya (Turky-Som). Madaxweynaha ayaa uga mahad celiyey dowladda…
Deg Deg ah WAR-SAXAAFADEED Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo soo dhoweeyay
Faafin degdeg ah WAR-SAXAAFADEED Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo soo dhoweeyay ansixinta miisaaniyadda dowladda ee 2018ka, ansixintaas oo ah tallaab wanaagsan oo loo qaaday dhanka xoojinta maaliyadda Muqdisho,…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay. Ujeedada booqashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane Jawaari ayaa lagu sheegay inay…
DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINRA KGS,BAYDHABO
Barnaamijka Kulanka Warsan Ee Warsan Radio iyo warbaahinra koonfur galbeed soomaaliya Baydhabo Janaay Barnaamijka Kulanka Warsan Caawa Waxaa Soo Saarey HOOS KA DHAGEYSO DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN EE WARSAN RADIO IYO…









