{WARSANBAIDOA}Safiirkii Soomaaliya ee Iskutaga Imaaraadka Carabta C/qaadir Shiikheey ayaa munaasabad ka dhacday magaalada Abu Dubai waxaa uu xilkii safaarada si ku-meel-gaar ah ugu wareejiyay Axmed Ducaale Maxamed. Ka qeybgalayaashii munaasabada…
WARARKA MAANTA
{WARSANRADIO} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta gaaray magaalada Qardho oo ka tirsan Gobolka Karkaar ayaa si wayn loogu soo dhaweeyay halkaasi.…
Dhageyso:- Fariin Lodiray Waiirka Arimaha Gudaha Maamulka KGS oo Lagu Eedayey Adaaladaro,
Dhalinyerada Dhaqaatiirta ka ah Degaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya Fariin udiray Waiirka Arimaha Gudaha Maamulka Koonfur Galbed Soomaaliya dhalinyerada ayaa wasarada arimaha gudaha ku tilmaamay inaya ay dadaaladoro ku dhaqmayso, …
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo oo maanta ka soo amba baxay Boosaaso ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Wafdiga…
VIDEO:-Degreeto Ka Soo Baxday M KGS Shariif Xasan Ayaa Lagu Magacaabay Guddoomiyaha ee Maxakamadda Sare
Degreeto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa lagu magacaabay guddoomiyaha cusub ee Maxakamadda Sare ee maamulkaasi,iyo Xeer ilaaliyaha guud ee K/Galbeed oo…










