{WARSANRADIO} Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Maxamed Aadan C/lahi (socdaal) Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye socdaal Dhageeysi wanaagsan DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN was last modified: January 18th, 2018…
WARARKA MAANTA
VIDEO Ra’iisul Wasaaraha oo Soo Dhoweeyay Maxaabiis Laga Soo Daayay Dalka Hindiya
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo Guddoomiye ku Xigeenka labaad ee Goloha Shacabka Soomaaliya Mahad Cabdalle Cawad ayaa caawa maqribkii garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyeen 41…
Madaxweynaha DFS Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa Goor dhawayd oo maanta ah ayaa waxa uu gaaray Magaalada Balanballe ee gobolka Galgaduud iyadana siweyn halkaasi loogu soo dhaweeyay. Madaxweynaha Waxaa safarkiisa ku weheliyay Madaxweynaha…
Saaxiibada beesha caalamka oo soo dhoweeyay maamulka midaysan ee laga yagleelay Galmudug
Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, dowladaha Jabuuti, Itoobia, Talyaaniga, Kenya, Netherlands, Norway, Sweden, Turkey, Uganda, Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska iyo Maraykanka ayaa bogaadiyay Dowlad Goboleedka Federaalka ee…
Video Madaxweyne Farmaajo oo ku Guuleystay inuu soo Afjaro Xiisadii ka taagneyd Cadaado
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo Madaxda Galmudug ayaa ku guuleystay in ay soo Afjaraan Xiisadii Siyaasadeed ee maalmihii lasoo dhaafay ka taagneyd Magaalada Cadaado. Madaxweyne Farmaajo ayaa…










