{WARSANBAIDOA}Nuur Iidow Beyle ayaa ku guuleystay doorashada kursiga Xildhibaano Golaha Shacabka ee Beesha Cali Madaxweyne, kaddib markii wareegii labaad uu helay 27 cod, halka C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe uu helay…
Category
WARARKA MAANTA
Video Madaxweyne Farmaajo oo khudbad ka jeediyay shir madaxeedka midowga Africa
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyey Shir-Madaxeedkii 30-aad ee Midowga Afrika, oo maanta ka furmay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Madaxweynaha…
Dhageeyso:-WAA BARNAAMISH CUSU OO LOOGU MAGAC DARAY BARNAAMISKA “ILLY WARSANGH”. NIILY ARAGHY.
written by Warsan Radio
{WARSANBAIDOA}Waa barnaamish ka hadlaya dhamaan dhacdooyinka ku asalaysan Nolosha Bani’aadamka Waxaa uu ka baxaa Idaacadda Warsan habeenka Arbacada Khamiista ay soo Galayso saacadda markeey ku beegantahay Tobanka habeenimo wuxuuna hawada…










