munaasabad sihersare loso agasimay ujeedkeeduna ahaa sodhawaynta gudomiyaha cusub gobolka ayaa lagu qabtay xarunta beerta nabada ee dag waabari ee gobolka banadir FF Cabdiraxmaan Cabdulaahi maxamed deelaal DAAWO VIDEO XAFLAD…
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Canshuur kordhin aan adeeg kordhin waddan (wasiir Bayle iyo dadka reer Muqdisho)
{WARSANRADIO}Cabdiraxmaan Bayle wasiirka maaliyadda ee Dowladda Somalia wuxuu wali wadaa inuu kordhiyo canshuurta lagga qaaddo dadka ku nool hal-magaalo (Muqdisho), horta immisa magaallo ayuu wasiir u yahay ?. Dadka caasimadda…
Akhriso:- Ururka Midowga Afrika oo ku tilmaamay dhaarintii Odinga mid aan la aqbali Karin
Akhriso:-Ururka Midowga Afrika ayaa dhaleeceeyay dhaarintii taageerayaasha xisbiga NASA ay u dhaariyeen xilka madaxtinimo ee Dalka Kenya hoggaamiyahooda Railla Odinga 30-kii January ee Sanadkan. Guddoomiyaha golaha midowga Afrika Moussa Faki…
{WARSANRADIO} Saacadihii lasoo dhaafay waxaa xoogeystay hadaladda ka imaanaya Taliyihii hore ee Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Cabdulaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe, Dad badan ayaa ku tilmaamay inuu isu rogay mucaarad…
Dhageyso+ Sawirro:-Ururka Samalka URDO oo Baardheere Tababar ugu Qabtey Haweenka ka shaqeeya NadaafadaUrurka
{WARSANRADIO}Samafalka Wadaniga ah URDO ee fadhigiisu yahay degmada Baardheere ayaa maanta waxaa uu tababar ku Saabsan Nadaafada ugu Qabtey xaruntooda haween gaaraya ilaa 20 kuwaasi oo ka shaqeeya nadaafada deegaanka muddo…
Akhriso:-Wasiirka Maaliyada Soomaaliya oo ka hadlay canshuur lagu soo rogay ganacsatada
{WAESANRADIO}Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo maanta Shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay qorshaha canshuur qaadista sanadkii tegay iyo kan hadda iyo qaabka cusub…
{WARSANRADIO} Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye C/lahi Aadan (Jeceelaw) Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye [Jecelaw] Dhageeysi wanaagsan DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN was last modified: February 5th, 2018 by…










