{WARSANBAIDOA} WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN WAXAA IDIN SOO GARSII NEYSA Shukri Ismaaciil Shukri {Bidhaan}
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta oo Talaado ah si rasmi ah magaalada Muqdisho uga furay shirka Golaha Amniga Qaranka. Madaxweyne Farmaajo ayaa shirka guddoominayey…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah u furay shirka Golaha Amniga Qaranka. Shirka Golaha Amniga Qaranka oo noqonaya midkii 6-aad oo Goluhu yeesho…
Akhriso+Sawirro:- Ra’isul Wasaare Kheyre oo maanta Shir guddoomiyey Shirka Amniga Qaranka.
{WARSANRADIOBAIDOA}Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta shir guddoomiyey Shirka Amniga Qaranka oo u dhexeeya madaxda Dowladda Federaalka iyo kuwa Dowlad Goboleedyada. Waxaa ka qeyb galay…
DHAGEYSO BARNAAMISH CUSUBAA OO LOOGU MAGAC DARAY BARNAAMISKA ISHA WARSAN RADIO QIIBTII 2AAD CAWA IYO DALMAR
Waa barnaamish ka hadlaya dhamaan dhacdooyinka ku asalaysan Nolosha Bani’aadamka Waxaa uu ka baxaa Idaacadda Warsan habeenka Arbacada Khamiista ay soo Galayso saacadda markeey ku beegantahay Tobanka habeenimo wuxuuna hawada…










