{WARSANBAIDOA} WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN WAXAA IDIN SOO GARSII NEYSA Shukri Ismaaciil Shukri {Bidhaan}
WARARKA MAANTA
Dhageeyso:-Waxaa maanata la soo gaba agabeeyay siminaar socunaayay mudo Sedx Casho lago baranaayay wax tarka iyo macaamilka Biyaha
{WARSANRADIO} Siminaar kaas oo looqabtay xirfad leeyda ka shaqeeysata biyaha isla markaasna looga faaideeynaayay Nidaamkii ay ogo shaqeeyni lahaayeen Bulshada ay hor joogaan Siminaarkaas oo xariga kajaray waziirka Wazaarada tamarta…
Akhriso+Sawiro:- Haween loo Tababaray Nadaafada Baardheere oo lagu Wareejiyey Qalabka Shaqada
{WARSANRADIO}Haweenkani ka shaqeeya Nadaafada Baardheere oo tiradoodu ay gaareyso ilaa 20,islamarkaana laga soo kala xuley xaafadaha Degmada Baardheere ayaa soo qaatey tababar u soconayey muddo 14 maalin ah,waxaana mudadaasi lagu…
{WARSANRADIO}Taliyeyaasha Booliska, Nabadsugida iyo Asluubta ayaa la magacaabay, kaddib shir degdeg ah oo ay goor dhow yeesheen Golaha Wasiirada. Taliyaha Booliska ayaa loo magacaabay Bashiir Cabdi Maxamed, halka Taliyaha Nabadsugida…
Baarlamaanka Koofurgalbeed oo isku raacay in la qabto Doorashada Madaxweynaha Koofurgalbeed
Kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Baydhabo oo ah xarunta kumeelgaarka ah ee dowlad goboleedka Koofurgalbeed Xildhibaanada Baarlamaanka Koofurgalbeed ayaa isku raacay inay dhacdo doorashada Madaxweynaha Koofurgalbeed 17ka November ee…










