{WARSANBAIDOA} WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN WAXAA IDIN SOO GARSII NEYSA Shukri Ismaaciil Shukri {Bidhaan}
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Shir looga hadlayay nooca Caddaaladda ee lagu dhaqayo Soomaaliya oo lagu qabtay Jowhar
{WARSANRADIO]Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay Shir looga hadlayay Nooca Caddaaladda iyo Asluubta ee lagu dhaqayo Soomaaliya, kaasoo ay so qaban qaabisay Wasaaradda Caddaaladda…
Video:-Madaxweyne Farmaajo oo magacaabaya guddi ka shaqeeya dabagalka mashaariicdii uu dhagax dhigay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dhawaan uu magacaabayo guddi ka shaqeeya, dabagalka fulinta mashaariicda horumarineed ee uu ka dhagax dhigay deegaannadii uu socdaalka kusoo…
DAAWO VIDEO MAAMULKA GOBALKA BAY OO DHAGAX DHIGEY GAROOONKA KUBADA CIYAARAHA BERDALE
MAAMULKA GOBALKA BAY DOWLAD GOBALEEDKA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA OO DHAGAX DHIGEY GAROOONKA KUBADA CIYAARAHA BERDALE HOOS KA DAAWO MUQAALKA DAAWO VIDEO MAAMULKA GOBALKA BAY OO DHAGAX DHIGEY GAROOONKA KUBADA CIYAARAHA…
Video Warbixinta Xaruunta Karantiilka Cudurada Faafa OO Lagu Sookordhiyeey isbitaalka ee Baydhabo
Warbixinta Xaruunta Karantiilka Cudurada Faafa OO Lagu Sookordhiyeey isbitaalka ee Baydhabo HOOS KA DAAWO MUQAALKA Video Warbixinta Xaruunta Karantiilka Cudurada Faafa OO Lagu Sookordhiyeey isbitaalka ee Baydhabo was last modified:…










