Tababarkaan oo ay ka soo qeyb galeen Xubnaha Golaha degaanka Degmada Xuddur iyo wakiilo ka socday Xafiisyada Ururada Bulshada Rayidka qeybahooda kala duwan ayaa waxa soo qaban qaabisey Wasaarada Arimaha…
Category
WARARKA MAANTA
AKHRISO:- Soomaaliya oo si rasmi ah ula wareegtay ciidamadii ay Imaaraadku tababarayay
written by Warsan Radio
{WARSANRADIO}Dowladda Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah ula wareegtay dugsigii tababarka Jen Gordan oo ay horey u maamulayeen saraakiishii Imaaraadka ee tababarka siinayay ciidamada dowladda Soomaaliya. Saraakiisha ciidamada xoogga dalka…










