{WARSANRADIO}Wararka ka imanaya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in goordhow xabsiga laga sii daayay Boqor Cismaan Aw-Maxamuud Buurmadow kadib markii uu labadii maalmood ee la soo dhaafay uu xabsi ku jirey.…
Category
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Shir caalami ah oo looga hadlaayay Badqabka Suxufiyiinta ayaa ka furmay Muqdisho
written by Warsan Radio
{WARSANRADIO}Ra’isalwasaare ku xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa furay shirkan oo loogaga hadlayo Bedqabka Suxufiyiinta isagoo socon doono muddo laba maalmood. waxaa ka qeyb galaya masuuliyiin ka socota dowladda…
Wafdigaan waxaa hogaaminayey safiir ku xigeenka dalka ingiriiska waxaana lagu soo dhaweeyey xarunta madaxtooyada kg see baydhabo Kusimaha madaxweynaha ahna wasiirka amniga xasan xuseen amxamed xasan eeleey ayaa qaabiley…
Wasiirka Amniga gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamd Abuukar Islow iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko, ayaa caawa kormeer kadis ah ku tagay xarumo dhowr oo…










