Faisa cabdinuur isaaq waa 16 jir meyd keeda laga heley xaafada mursal ee magalada baydhabo waxaana mudo afar bilood lagu baadi goobaayey magaalada baydhabo iyadoo reeraheeda ay meelo badan u…
Category
WARARKA MAANTA
wafdigaan gaarey degmada xudur ee gobolka bakool waxaa hogaaminaayey wasiirka wasaarada cadaalada iyo garsoorka maamulka kgs sheekh xasan ibraahim lugbuur waxaana soo dhaweeyey maamulka gobolka bakool iyo kan degmada xudur…
Kulan Lagaga Hadlayey Qorshaha Hormarinta Maamuladda Somalia Oo Maanta Ka Dhacay Baydhabo.
written by Warsan Radio
Kulan Looga hadlayay Wacyelinta Nabada,Dhismaha maamulada Horumarintaqorshaha qaranka iyo dib u eegisa Dastuurka oo ka dhacay xarunta Madaxtooyada maamulka Koonfur Galbeed ee Magaalada Baydhabo ayaa waxaa kasoo qeyb galey Wasiiro,Xildhibaano,Bulsharada…










