Maamulka Dugsiga Hoose Dhexe Iyo Sare Ee Degmada Xudur Ee Xaruunta Gobolka Bakool Ayaa Maanta sheegey In Uu bilowdey imtixaanaadka Shahaadiga ah Ee Laga Qaado Ardeyda Sanadkan Ka baxaysa Dugsiga…
WARARKA MAANTA
Akhriso:-UNSOM oo cambaareysay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay Gaalkacyo oo ahaa isku day la doonayey in lagu wiiqo hanaanka dib-u-heshiisiinta
{WARSANRADIO}Hawlgalka Kaalmeynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ayaa cambaareeyay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo, kaas oo lagu soo warramey inay ku dhinteen saraakiil ka tirsan amniga…
DHAGEYSO:-Wasiirka Maaliyadda oo sheegay in dhowaan la soo daabacayo lacag cusub Shillin Soomaali ah April 29, 20180 Wasiirka Maaliyadda Dawladda Soomaaliya Dr. C.raxmaan Ducaalle Bayel ayaa maanta qabtay shirkii Billaha ahaa, Kaasi uu uuBulshada ugu faahfaahiyo waxyaabihii u qabsoomay.
Wasiirka Maaliyadda Dawladda Soomaaliya Dr. C.raxmaan Ducaalle Bayel ayaa maanta qabtay shirkii Billaha ahaa, Kaasi uu uuBulshada ugu faahfaahiyo waxyaabihii u qabsoomay.Eazaarada maaliyada DHAGEYSO:-Wasiirka Maaliyadda oo sheegay in dhowaan la…
{WARSANRADIO}Xulka 17-jirada dalka Tanzania ayaa ku guuleystay Koobka Bariga iyo Bartamaha Afrika, kaddib markii ay 2-0 uga badiyeen xulka 17-jirada Soomaaliya, ciyaartii kama danbaysta ahayd ama fiinaalka Ciyaartan oo aheyd…
{WARSANRADIO} Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Mukhtar Sh. Aadan (Dalmar) Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye [Salmar] Dhageeyso. DHAGEYSO:-BARNAMIJKA KULANKA WARSAN was last modified: April 29th, 2018 by…
Dhageyso+Sawirro:-Wafdi balaaran oo ka socda Jubaland oo Xariga ka jarey Mashaariic horomarineed oo laga hergeliyey degmada Baardheere
{WARSANRADIO}Mas,uuliyiin ka tirsan Dowlad Goboleedka Jubbaland oo maanta soo gaarey degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa waxay xariga ka jareen Mashaariic horomarineed ee laga hergeliyey degmada,kuwaasi oo ay ka mid…
Madaxweyne Farmaajo oo Hambaliyo u direy Gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka soomaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha la doortay ee Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan. Madaxweynaha ayaa ku ammaanay Guddoonkii KMG ahaa…
Taariikhda Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamanka Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan.
Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya u doortay Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ka dib doorasho ka dhacday Muqdisho. Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan waxa uu ku dhashay magaaladda Baydhabo…










