{WARSANRADIO}Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa shaaca ka qaaday inuu ka shaqeyn la’ yahay siyaasiyiin iyo mas’uuliyiin ka tirsan dowlada. Eng Yarisow guddoomiyaha gobolka…
Category
WARARKA MAANTA
Akhriso:- WAR SAXAAFADEED. Ergeyga Qaramada Midoobay oo bogaadiyey geesinimada iyo dedaalka saxafiyiinta Soomaaliyeed ee Maalinta Saxaafadda Adduunka.
written by Warsan Radio
{WARSANRADIO} U astaynta maalinta saxaafada adduunka, Ergyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, ayaa maanta bogaadiyey geesinimada iyo dedaalka suxufiyiinta dalka oo ka hawl gala mid ka mid ah meelaha…
Dhageyso:- Gudoomiyaha Golaha shacabka Maxamed Mursal oo xilka kala wareegay gudoomiyihii hore Jawaari.
written by Warsan Radio
{WARSANRADIO}Wararka naga soo gaaraya xarunta Golaha Shacabka ayaa waxa ay sheegayaan in Gudoomiyaha cusub ee Golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta xilka kala wareegay Guddoomiyihii hore ee…
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo la kulmay dhiggiisa Dawladda Jabuuti.
written by Warsan Radio
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko oo booqasho ku jooga dalka Jabuuti, ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay Taliyaha Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Jabuuti G/sare Cabdullaahi…









