Xildhibaanada Golaha Aqalka sare oo maanta kullankoodii caadiga ahaa isugu yimid ayaa waxay kaga hadleen Fatahaada Wabiga Shabeelle iyo sidii loogu gurman lahaa dadka ku waxyeeloobay,iyagoona warbixin ka dhageystay Guddi…
Category
WARARKA MAANTA
Akhriso+Sawiro:-Deeq la gaarsiiyay shacabka ay fatahaaddu saameeysay ee qeybo ka tirsan gobolka Gedo
written by Warsan Radio
{WARSANRADIO}Wafdigan oo uu horkacayay raysul wasaare kuxigeenka dalka Mudane Mahdi Max’ed Guuleed ayaa markii uu kasoo dagay garoonka diyaaradaha magaalada Baardheere, waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka…
Akhriso:-Donald Trump oo ku dhowaaqay in dalkiisu uu ka baxay heshiis Niyukliyerka oo Iran
written by Warsan Radio
{WARSANRADIO}Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku dhowaaqay in dowladiisu ay ka baxday heshiis lala galay sanadkii 2015 wadanka Iran kaasoo ku saabsanaa horumarinta barnaamijka Niyukliyerka. Trump ayaa saxiixay ka bixitaan…
Akhriso:- Ra’iisul Wasaare ku xigeenka DF oo Markab taagan Badweynta kula kulmay Wafdi ka Socda Midowga Yurub
written by Warsan Radio
{WARSANRADIO}Ra’iisul wasaare ku xigeenka dowladda federaalka Soomaaliya Muddane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) )ayaa maanta booqday markab ay leeyihiin ciidamada Talyaaniga ee qaybta ka ah howlgalka Atlanta ee Midowga yurub ,…










