{WARSANRADIO}Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay in uu ka walaacsan yahay dagaalka saaka kasoo cusboonday deegaanka Tuka-raq ee Gobolka Sool, kaasoo sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah. Madaxweynaha…
Category
WARARKA MAANTA
Video Wasiirka beeraha Koonfur galbeed oo kulan la yeeshay Hey,adaha ka shaqeeya horumarinta beeraha.
written by Warsan Radio
Wasaaradda beeraha oo waraabka D.G.K.S ayaa kulan kula yeelatay hoolka Wasaaradda qorshaynta hay’adaha iyo NGO’yada ka shqeeya dhanka Beeraha. Kulanka waxaa shir gudoominiyay Wasiirka Beeraha iyo waraabka KGs Maxamed Xasan…
Dhageyso:-KULANKII GOLAHA ISKAASHIGA DOWLAD GOBOLEEDYADA SOOMAALIYA OO BAYDHABO KU SOO DHAMAADAY ISLA MARKAANA WARMURTIYEED LAGA SOO SAARAY.
written by Warsan Radio
{WARSANRADIO} Kulankii Golaha Iskaasiga Dowlad goboleedyada Soomaaliya ayaa ku soo gaba gaboobay magaalada baydhabo iyadoo ay warmurtiyeed ka soo saareen Madaxweynayaasha maamul Goboleedyada ajandayaashii ay kaga wada hadleen shirkii uga…
Dhageyso;-WASAARADDA ARIMAHA DIINTA IYO AWQAAFTA DOWLADA GOBOLEEDKA KOOFUR GALBEED SOOMAALIYA WAR SAXAAFADEED KA SOO SAARTAY BISHA BARAKAYSAN EE RAMADAAN.
written by Warsan Radio
{WARSANRADIO} Wasiirku xigeen ka wasaaradda Arimaha Diinta iyo Awqaafta K.G.S Jabriil Sheekh Luqmaan ayaa ugu hambalyeey shucuubta Islaamka Gaar Ahaan Shacabka Soomaaliyeed Bilashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan, waxaana ugu baaqay…









