{WARSANRADIO} Xafladda caleemo saarka gudoomiyaha golaha shacabka Mudane Max’ed Mursal Sheekh ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, ayadoo ay ka qeybgaleen madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Max’ed C/laahi Farmaajo, xubno ka…
WARARKA MAANTA
Akhriso:- Xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobey Keating oo Garowe kula kulmay Madaxweynaha Puntland
{WARSANRADIO}Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatey Wakiilka xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobey Danjire Michael Keating. Danjire Keating oo maanta gaaray magaalada Garowe ayaa…
Akhriso+Sawiro:-Kusimaha Madaxweynaha oo furay shirweynaha Qaran ee Dib u eegista Dastuurka Somaliya
{WARSANRADIO} Kusimaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta si rasmi u daah furay shirweynaha Qaran ee geeddi-socodka dib u eegista Dastuurka,…
VIDEO DAAWO KUDBADAHII SOO DHAWEYNA MADAXWEYNIYAASHA MAAMUL GOBALEEDYADA OO SOOGAARAY BAYDHABO
Madaxweynayaasha maamul Goboleedyada Hiirshabeele Maxamed CabdiWaare,Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed madoobe iyo Galmudug Axmed Ducaale Xaaf ayaa soogaaray Magaalada baydhabo, iya doo Garoonka Diyaaradaha Shaati Gaduud uu kusoodhaweeyay Madaxweynaha Maamul…
Magaalada Baydhabo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Koonfur Galbeed, waxaa Maanta ka furmay Shir u dhaxeeya Madaxda maamul goboleedyadda. Shirkaasi ayaa waxaa furay Gudoomiyaha Golaha Iskaashiga maamul goboleedyadda Cabdiwali…










