{WARSANRADIO} Caawa Trtanka waxaa habeenkii koo waad waxaa nasiib oyeeshay inay bilaawaan xaafadaha kala ah Horseed iyo Bardaale barnamijkii tartan aqoneed xafadaha magalda baydhabo oo ay qabanayso idacada warsan iyo Garab walaal
ayadoo caawa xifaltan dhexmari doono xafdaha kala ah
Bardaale (A)
Horseed (A)
guusha waxaa ay raacday xaafada berdaale A