Maxamed aadan maxamed dhigey oo ah gudoomiyaha dhalinyarada degmada baydhabo ayaa ka Hadley in ay jiraan goloyaal dhalinyaro oo kala sareeya kaa soo ka soo bilaabmaya laan xaafad illa degmo ku waasoo dooraneya gudoomiyaha dhalinyarada degmada baydhabo
Wuxuu soo hadal qaadey qorshayaal wax loogu qabaneyo dhalinyarada oo loo sameynayo shaqa abuur sida xirfada gacanta oo qeybo kala duwan leh raadinta minxooyinka wax barashada ardada danyarta ah ee dhameysata dugsiyada sare iyadoo minxooyinkana looga raadinayo jaamacadaha ku yaala degmada baydhabo illa dalka magaalooyin kiisa kale iyo dalka dibadiisa