Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa Ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan u diray Hambalyada Ciidul Fitriga, isaggoo Sanadkaan kiisa xigga u rajeeyey in ay ku gaaraan caafimaad iyo…
Category
WARARKA MAANTA
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud Keating oo diray hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciidul Fitriga
written by Warsan Radio
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating ayaa ugu hambalyeeyay dhamaan dadka Soomaaliyeed munaasabadda Ciidda Soonfurka (Ciidul Fitriga). “Anigoo ku hadlaya magaca dhamaan…
Xafiiska Hey’adda ICAO ee Qaramada Midoobay oo hawada Soomaliya ugaga maamuleysay magaalada Nairobi ayaa maanta soo gabo-gabeysay maamulka hawada. Magaalada Nairobi ayaa tan iyo burburkii dowladii hore ee Soomaaliya waxaa…
Akhriso:-Soomaaliland Itoobiya labo mar ma gali-karto heshiiska Dekedda Berbera
written by Warsan Radio
{WARSANRADIO} Somaliland oo markii ugu horeysay ka hadashay heshiiskii dhawaan Muqdisho ay ku gaareen Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa sheegtay in heshiiskaasi…










