Ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed oo ka hadlayay TV –ga Qaranka ayaa sheegay in tiro dad ah ku dhinteen kuwa kalana ay ka soo gaareen dhaawacyo kala duwan Qaraxii…
WARARKA MAANTA
{WARSANRADIO}Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa si kulul u cambaareeyay qaraxii saaka ka dhacay fagaaraha Meskel ee magaalada Addis Ababa, halkaasoo ay isugu soo baxeen kumanaan…
{WARSANBAIDOA} WARKA IDAACADA WARSAN Caawa waxaa soodiyaarisay Shukri Ismaaciil Waxaa codkiisa idin ku soogaarsiinaya Wariye Xuseen Uwulow DHAGEYSO:-WARKA HABEN EE IDAACADA WARSAN was last modified: June 26th, 2018 by Warsan…
Akhriso:-Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo booqday Xarunta Baarlamaanka Jabuuti
{WARSANRADIO}Guddoomiyaha golaha shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta booqday Xarunta Baarlamaanka Jabuuti iyo dekeda weyn ee Magaalada Jabuuti.Kormeerka guddoomiyaha waxa ku wehlinaayay guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti iyo masuuliyiin ka…
Akhriso:-Wasiiru dowlaha Boostada iyo Isgaarsiinta oo ka horyimid dhismaha Guddigii Isgaarsiinta Qaranka
Wasiir dowlaha Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Bile Nuur ayaa ka horyimid magacaabida Guddiga Isgaarsiinta Qaranka oo uu dhowaan qoraal ku soo saaray Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Cabdi Canshuur…










