{WARSANRADIO}Warbixintaan oo ku saabsan Maalmihii Xuriyada Shanta soomaaliya Waxaa soosaaray isla markaana Codkiisa ku dha geeysani doon taan Moqtaar Sh. Adan Dalmar Dhageeyso Dhageyso:-QEEBTA 1AAD IYO QEEBTA LABAAD WARBIXINTA MAALMAHA…
Category
WARARKA MAANTA
Dhageyso:- Gudoomiye kuxigeenka Ururka Nosej ahna Gudoomiyaha Ururka SOJA ee Koonfur Galbeed oo ka Tacsiyadeeyay Gabadhii wariyaha aheyd ee lagu dhaawacay magaalada Muqdisho
written by Warsan Radio
{WARSANRADIO}Gudoomiye Muxidiin Maxamed Xusni ayaa ka tacsiyadeeyay Dhaawaca loo geystay wariye Farxiyo oo ka howlgaleysay Idaacada Radiyow Muqdisho Hay`daha Amaankana Ugu Baaqay in ay Horkeenaan cadaalada Raga Dhaawaca u geystay…
{WARSANRADIO} Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa farriin ku aadan Hambalyada Munaasabadda Maalinta Xornimadda ee 1-da Luulyo u soo diray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo. Donald Trump ayuu farriintiisa ku bilaabay “Mudane…










