{WARSANRADIO}Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe ayaa caawa isku shaandheyn lama filaan ku sameeyay Golihiisa Wasiirada, iyadoo ay ku jiraan xubno cusub oo golihiisa ka mid ah. Illaa 11…
Category
WARARKA MAANTA
{WARSANRADIO}Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga dalka Jabuuti ayaa maanta gaaray Carta oo ah magaaladii marti galisay shirkii dib-u-heshiinta Soomaaliya ee lagu yagleelay Dowladdii kumeel gaarka…
Dhageyso:-Wasiirka Warfaafinta Somaliya oo ka hadlay weerarkii Xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha
written by Warsan Radio
{WARSANRADIO}Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa ka warbixiyay weerarkii maanta ay rag hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ku qaadeen xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee ku dhow Taalada Sayidka.…
Furitaanka kal fadhiga baarlamanka kgs waxaa soo xaadirey 92 mudane waxaana furitaanka goob jog ka ahaa gudoomiyaha barlamaanka federaalka soomaliya ahna kusimaha madaxweynaha jamhuuriyada federaalka soomaliya maxamed mursal sheikh cabdi…










