{WARSANRADIO} Haweenka in ay wali ka yaryihiin heerka waxbarashada marka loo fiiriyo wiilasha, sida uu idaacada warsan u sheegay sheegatay Maxamed Aadan Taxi oo ah Gudoomiye ku xigeenka Xarunta Cilmi…
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Guddoomiye Mursal oo qoraal ku shaaciyay in la soo xiray Kalfadhigii 3aad ee Baarlamaanka
{WARSANRADIO}Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa ku dhawaaqay in la soo xiray kalfadhigii 3aad ee Baarlamaanka. Qoraal loo kala diray Xildhibaanada Golaha…
{WARSANRADIO} Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Maxamed Aadan C/lahi (socdaal) Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye socdaal Dhageeysi wanaagsan DHAGEYSO:-BARNAMIJKA KULANKA WARSAN was last modified: July 11th, 2018…
Akhriso:- Wasiirka Duulista Hawadda DF Soomaaliya oo war ka soo saaray shirkaddaha diyaaradaha qaarkood
{WARSANRADIO}Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad ayaa sheegay in diyaarad aan sharuudaha looga baahan yahay u dhameystirneyn ay ka shaqo gali garin Garoonka Diyaaraha Adan cadde…
{WARSANRADIO}Ra’iisal Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa shir guddoomiyay kulanka golaha wasiirrada oo looga hadlay arrimo ay kamid yihiin amniga dalka, hiigsiga dhaqaalaha 2040-ka, Sharciga hanti-dhawrka, siyaasadda kormeerka…
Akhriso:-Guddiga Baarlamaanka Arrimaha Diinta oo ka digey in sanadkan Soomaalida aysan gudan waajibaadka xajka
{WARSANRADIO}Guddiga Baarlamaanka u qaabilsan Garsoorka,Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa ka digey in sanadkan ay xujayda Soomaaliyeed ay awoodi waayeen inay gutaan waajibaadka gudashada Xajka sababo la xiriira shirkadaha diyaaradaha ee…
{WARSANRADIO} Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Maxamed Aadan C/lahi (socdaal) Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye socdaal Dhageeysi wanaagsan DHAGEYSO:-BARNAMIJKA KULANKA WARSAN was last modified: July 12th, 2018…










