Baydhabo Somaliya{WMN}-Allaha u naxariistee waxaa goor dhow Isbitaal ku yaala magaalada Dubai ku geeriyooday Wasiirkii Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil, kaddib xanuun ku soo booday. Agaasimaha Guud ee…
WARARKA MAANTA
Baydhabo Somaaliya,{WMN}-Xilalka uu magacaabay madaxweynaha waxaa ka mid ah agaasimaha gudiga shaqaalaha rayidka, gudoomiyaha G/Shabeelada hoose iyo xilal kale iyadoo magacaabistasna uu madaxweynaha ku soo saaray Dikreeto xeer madaxweyne ah.…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Bishaar Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: March 9th, 2019 by…
Akhriso:-kulamo albaabada u xiran yihiin oo ay yeesheen Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo Madaxweynaha Jubbaland
Baydhabo Somaliya{WMN}-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay kulan albaabada u xiran yihiin kula yeeshay magaalada Kismaayo Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe). Wararka ayaa waxa ay…
Akhriso:-diyaaradihii lagu soo farsameeyay Midowgii Soofiyeeti oo laga mamnuucay Soomaaliya
Baydhabo Somaliya{WMN}- Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhowaaqday in hawada iyo garoomada dalka laga mamnuucday diyaaradaha duugga ah ee lagu farsameeyay wadankii la oran jiray Midowga Soofiyeeti. Diyaaradaha ay Hay’adda Duulimaadka…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa Caawa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka Boy Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified:…









