WARARKA MAANTA
Akhriso:- Nin hubeys-naa oo xilligii salaadda jimcaha ee dalka New Zealand ku dilay toogasho illaa 49 ruux,
Baydhabo Somaliya{WMN}- Xukuumadda Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay toogashadii ka dhacday masaajiddo ku yaalla dalka New Zealnad, halkaasoo lagu dilay 49 ruux Muslimiin ah xilligii salaaddii Jimcaha. War saxaafadeed…
Dhageyso:-Afyal edmay, merraaghy heesky, keerty .muustikithiyee ii edky intiby isky drathy, hattany edmeyaang Ally ligothobweely yaa ogaaw, hooby ingtaawiyaaneeny, haytee awlaalisooy.
Baydhabo Somaliya {WMN}-Afyaalu hibo lynool masqangtiis helithaasy suughaang hingjimeey habkaaysithaasy, hal ii lamy afyaal hadeery kory ingjarnuwu, mayny taas daliil kiingky ahaa, heeskungh araathy ii geethooshee ilaaheey niing hibiyeey sithy…
Akhriso:- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Jabutiya Ismaaciil Cumar Geelle oo wadahadalo labo geesood ah ku yeeshay Villa Soomaaliya.
Baydhabo Somaliya{WMN}- Labada Madaxweyne ayaa wadahadaladooda diiradda ku saaray danaha ay labada dal wadaagaan, xoojinta iskaashiga iyo wadashaqaynta labada dhinac iyo dardargelinta hawlgallada ka dhanka ah kooxaha nabad-diidka ah ee…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan wariye Cabdi Kariin [Jakaatara] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…
Akhriso:-Dagaalkii Xeraale iyo Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya khasaaraha dhimashada oo korortay
Baydhabo Somaliya{WMN}- Xaalada deegaanka Xeraale ee Waqooyiga gobolka Galgaduud ayaa duhurnimada maanta ah dagan kadib dagaal soo bilowday saqdii dhexe ee xalay, kaasoo soo gaaray illaa barqanimadii maanta. Wararka soo…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa Caawa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka Boy Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified:…










