Baydhabo Somaliya{WMN}-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa ka tacsiyeey dadkii maanta ku dhintay Qaraxyadii Ururka Al-Shabaab ay ka geysteen Muqdisho. Ra’iisul wasaaraha ayaa dhammaan dadka Soomaaliyeed ee…
WARARKA MAANTA
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan wariye Cabdi Kariin [Jakaatara] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada…
Akhriso:-Saldhigyada Booliska Magaalada Muqdisho oo loo magacaabay Saraakiil Cusub
Baidoa Somaliya {WMN}-Waxaa caawa isbedel lagu sameeyay Taliyeyaasha qaar ka mid ah Saldhigyada degmooyinka gobolka Banaadir, halka kuwo kalena laga wareejiyay degmooyinka ay ka shaqeynayeen. Taliyayaasha cusub ee la soo…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Cabdulahi Nur Aadan waxaa soo jeedin dono isla Wariye C/lahi Nur Adan [Jaceelooow] wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: March 24th,…
Shaqa la,aanta dhalinyarada Koonfur Galbeed badanaa ka cawdaan iyadoo laga jawaabayo Wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha KGS waxay wadaa dadaal dhalinyarada loogu sameynayo in la baro xirfado ay ku shaqeystaan. Agaasimaha…
Dhageyso:-Xildhibaan Idiris Cabdi Taktar oo shaaciyay in uu yahay Musharax u taagan doorashada madaxweynanimada maamulka Goboleedka Jubbaland.
Baydhabo Soomaaliya {WMN}-Shaacinta Xildhibaankan ka tirsan BFS, ee degaan doorashadiisu tahay KGS, ayaa sheegay in sababta uu isugu sharxay u tartamida doorashada madaxweynaha Jubbaland in ay tahay muujinta Jubbaland in…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa Caawa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka Boy Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified:…









