Askari ka tirsan Ciidanka ilaalada gaarka ee Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Maanta Taliyihiisa waxa uu ku dhaawacay afaafka hore ee Xarunta Madaxtooyada, halkaas oo ilaalo ay ka hayaan Ciidanka sida qaaska…
WARARKA MAANTA
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa Caawa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka Boy Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last…
Baydhabo Somaaliya,{WMN}-Idaacada Warsan ee Magaalada Baydhabo waxaa ay qabatay dood ku saabsan doorka haweenka ay ku leeyihiin siyaasada Dalka,waxaana barnaamijkan taaba gelisey hay,adda Tubta nabada Soomaaliyeed. Barnaamijkan lagaga doodayay doorka…
Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegay in xildhibaanada Golaha Shacabka ay dadaal badan ku bixin doonaan sidii loo diyaari lahaa Shuruucda doorashooyinka 2021-ka. Gudoomiye Mursal ayaa tilmaamay…
DHAGEYSO- AKHRISO: Khudbaddii Farmaajo ka jeediyay kalfadhigga shanaad ee Golaha Shacabka
Bismillaahi Raxmaani Raxiim Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan Guddoonka Golaha Shacabka Ummadda Soomaaliyeed Mudane Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudey Guddoomiye K/xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad Guggoomiye Ku/xigeenka…
DHAGEYSO :Munaasabad Lagu Sagootinayey Waziirkii Hore ee Caafimadka KGS oo Baydhabo Ka Dhacdey .
Munaasabadan oo ujeed keedu ahaa Mid Lagu Sagootinaayey Waziirkii Hore eeWazaarada Caafimaadka KGS Laguna Soo Dhaweynaayey Waziirka Cusub ee Wazaarada Caafimaadka Ayaa Ka Dhacdey Magaalada Baydhabo. Waxaa Xaflada Soo Qaban…
Baydhabo Soomaaliya{WMN}-Wasiirka Wasaarada Ba,ida iyo Duurjoogta Dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed Cali Isxaaq Cumar,Wasiir ku xigeenka Wasaarda iyo Agaasimaha Guud ee Wasaarada ayaa kulan ay ku yeeshen Magaalada Baydhabo waxaa ay…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Bilal Hilal [kuu kuu] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee…










