Qarax xooggan ayaa goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Xamar Jajab. Qaraxa wuxuu ka dhacay Iridda hore Iskuul Buluuziya sidda ay xaqiijiyeen goobjoogayaal. Wararka qaar ayaa waxa ay…
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Hey’adda Isgaarsiinta Qaranka oo amaro culus ku soo rogtay Shirkadaha Isgaarsiinta ka howl gala dalka.
Baydhabo Somaliya{WMN}-Qoraal ka soo baxay Hey’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa lagu sheegay in dhammaan shirkadaha isgaarsiinta dalka ka howlgala ay waajib ku tahay inay isku furaan khadadkooda taleefanada wicitaanka. Akhriso Qoraalka:-…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Habeenimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni fiidnimo ee Idaacada Warsan Wariye Bilal Hilal [kuu kuu] Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa Caawa soo saarey Wariye Bishaar Mayow Mukhtaar waxaa soo jeedin dono isla Wariye Cabdi Rashiid Rashka Boy Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified:…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Waxaa manta mar kale buuq iyo fowdo ku dhamaadey kulankii xubnaha barlamaanka Soomaaliya oo ajandihiisa manta ahaa su,aal weydiinta laamaha amaaniga. Laakin Waxaa buuq ka dhashey kulanka in saxaafada…
Baydhabo Somaaliya,{WMN}-Waxaa Magaalada Kismaayo ku sugan madax kala duwan oo ka kala socota Dowlada fadaraalka Soomaaliya iyo Maamul Gobaleedyada Dalka,waxaana si gaar ah madaxdan yihiin kuwa shaqada ku leh Wasaaradaha…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Muxiidii maxamed xasa waxaa soo jeedin dono isla Wariye Xusni Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: April 7th, 2019 by…









