Baydhabo Somaliya{WMN}-Warkeeni Gababnimo ee Idaacada Warsan waxaa soo saaray Cabdi Kariin [Jakaatara] hadaba aan ka dhageeysano War keeni Galabnimo ee Idaacada Warsan wariye Maxamud [Gaab Shaa] Dhageeyso:-Warka Galab nimo ee…
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Ciidamadda Sirdoonka Soomaaliya oo Xabsiga u taxaabay Iimaamka Masjidka Abu Hureyra oo ku yaal suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.
Baydhabo Somaliya{WMN}-Baaritaan ay ciidamada amniga ka sameeyeen gudaha Masaajidka gelinkii dambe ee maanta ayaa waxaa ay ugu dambeyntii ka kaxeysteen masaajidka Iimaamka masjidka oo magaciisa lagu sheegay Macalin Cabdiraxmaan Guure.…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa Caawa soo saarey Wariye Cabdi kariin [Jakarta] waxaa soo jeedin dono Wariye Cabdi Rashiid Rashka Boy Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: April…
Akhriso:-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo mar kale ku celiyay in aysan waxba iska bedelin mowqifkiisii
Baydhabo Somaliya{WMN}-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisoow) ayaa mar kale ku celiyay in aysan waxba iska bedelin mowqifkiisii ahaa in la isaga guuro xerada Mariino…
Akhriso:-Shirka Tubta Siyaasadda Loo Dhanyahay oo Looga Hadlay Maqaamka ay leedahay Muqdisho
Baydhabo Somaliya{WMN}- Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeen, Mudane Mahadi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta guddoomiyay shirka tubta siyaasadda loo dhanyahay oo looga hadlay Hannaanka dawladnimo…
Baydhabo Somaaliya,{WMN}- Maalintii labaad waxaa Magaalada Kismaayo ee Jubaland ka socda shirka looga hadlayo arimaha dastuurka qabya qoraalka Soomaaliya,iyadoona laga doodayey qodobyada Cutubka koowaad ilaa Sagaalaad ee dastuurka lasoo bandhigey…
Baydhabo Somaaliya,{WMN}-Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo ka hadlayay shirka dastuurka looga hadlayo ee ka socda Magaalada Kismaayo ayaa sheegey in khilaafka dhamaaneynin inta dastuurka doodiisa socota.…
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa Caawa soo saarey Wariye Cabdi kariin [Jakarta] waxaa soo jeedin dono Wariye Cabdi Rashiid Rashka Boy Dhageysi wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: April…









