Baydhabo Somaaliya,{WMN}-Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo ka hadlayay shirka dastuurka looga hadlayo ee ka socda Magaalada Kismaayo ayaa sheegey in khilaafka dhamaaneynin inta dastuurka doodiisa socota.
Axmed Madoobe ayaa ugu baaqey Madaxda shirka u socda iney umadda Soomaaliyeed u naxaan islamarkaana qabya qoraalka dastuurka si deg deg ah loo dhameeyo,iyadoona dhamaan wixii arimaha dastuurka khuseeyey kismaayo isugu tageen.