Baydhabo Somaliya{WMN}-Waxaa si rasmi ah Magaalada Baydhabo uga dhaqan galey amarkii Wasaarada Xanaanada Xoolaha ee ahaa in aan la qali Karin xoolo baaritaan soo maarin. Ilaa 448 neef oo xoolaha…
WARARKA MAANTA
Baydhabo Somaliya{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaa soo saarey Wariye Muxiidin Xasan Maxamed waxaa soo jeedin dono Wariye Mukhtar Sheikh Aadan [Dalmar] wanaagsan Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan was last modified: March 28th, 2019…
Dhageyso:-Golaha Wasiirada Koonfur Galbed oo ansixiyey Miisaniyada sanadkan.
Baydhabo Somaaliya,{WMN}-Shir Deg-Deg ah oo ay isugu yimaadeen Gollaha wasiirada Dowlad Gobolledka Koonfur Galbeed Soomaaliya, aya waxaa uu shir Gadoominaayey Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane C/Casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen . Gollaha…
Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Maanta Soo gaaray wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi goodax Barre, iyada oo siweyn loo soo dhaweeyey. Soo dhaweyn kadib Wasiirka…
Taliye Ku-xiggeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye guuto Zakia Xuseen Axmed oo maanta shir jaraa’id ku qabatay Xarunta Taliska Booliska ayaa Warbaahinta uga warbixisay Howlgalada ka socda magaaladda Muqdisho, kuwaasi oo…
Cadnaan Cismaan Cilmi Boqorre ayaa ku guuleystay xubinnimada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ka dib doorasho boos buuxin ahayd oo ka dhacday Xarunta Golaha Shacabka. Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan…
DHAGEYSO: War-murtiyeed laga soo saaray Shirkii Wasaaradaha Waxbarashada dalka oo baydhabo Ka Socdey .
Kulankii Afraad ee ay yeesheen Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare iyo Wasaaradaha Waxbarashada Dowlad Goboleedyada ayaa lagu qabtay Magaalada Baydhabo, intii u dhaxeysay 30ka Maarso ilaa 1da Abriil 2019.…










