GAROOWE–(WSR)–oday Dhaqameedka Ka Soojeeda KGS oo ka soo Hadlay Garawre uuna Ka War Bixiye Qaabki Dilka U Dhacay odaygaan ayuu wuxuu ku Baaqay ina La Dajiyo Halada matirto qabiil kabadinkaro…
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-waxaa maanta gudi cusub loo magacabay degmada walaween ee gobalka shabeelaha hoose>>
Walawayn–WSR–waxaa maanta gudi cusub loo magacabay degmada walaween ee gobalka shabeelaha hoose Gudigaan ayuu wuxuu ku koobanyahay gudoomiyaha degmada walawayn ee waxaa loo magacaabay maxamed siidow cabdiraxmaan gudoomiya ku xigeenka…
Dhageyso:- Wararkii Caawa Ee Idaacada Warsanradio iyo Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya>>
BAYDHABO–(WSR)–Halkaan ka dhageyso warka Warsan Radio iyo warbaahinta KG soomaaliya warka caawa waxaa akh rinayey warka caawa waxaa soo diyaariyay maxamed aaan waxaa idin soo gaarsiinayaa Shukri bidhaan Dhageyso:- Wararkii…
DHAGEYSO : Khudbadiisii : C/kariin Guuleed oo sheegay inuu taleefan kula hadlay Madaxweynaha Puntland.
Madaxweynaha Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Cadaado ayaa ka hadlay xiisadaha colaadeed ee ka jira Gaalkacyo iyo dagaalkii maanta halkaasi ka dhacay. Guuleed ayaa nasiib…
DHAGEYSO:- Baarlamanka oo ansixiyay qaraarka dib u eegista kharashaadka dowlada, laguna hor dhaariyay Wasiiro Cusub >>
Xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliya ayaa manta Ansixiyay qaraarka dib u eegista Kharashaadka Dowladda ee bilihii Janaayo ilaa May ee sanadkan 2015 kaasi oo uu soo diyaariyay Guddiga Maalliyadda, qorsheynta, miisaaniyadda iyo…
Baardheere (WSR)—Wararka laga helayo Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaasi uu Dagaal Culus ku dhexmaray Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo kaashanaya AMISOM iyo kuwa Al Shabaab. Dagaalkaan ayaa…
