Saraakiil ka tirsan Ciidamada waxa loogu yeero xooga Dalka ayaa maalin ka hor gaaray Degmada Nambar 50 ee Gobolka Shabeelada hoose, halkaas oo ay salaan sharaf kaga gudoomeen Ciidamada deegaanka…
Category
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Madaxweynaha oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirada Thailand iyo Findland (Sawirro)
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjireyaasha Boqortooyada Thailand iyo Jamhuriyadda Finland wakiilka uga noqonaya Soomaaliya. Waxaa uu ugu horeyn, Madaxweynaha warqadaha…
